Maamulka Galmudug oo shaaciyey iney dib u qabsadeen degmada Guriceel

Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay inay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal culus oo maanta ka dhacay magaaladaas Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shide Falag ayaa sheegay in ciidanka Galmudug ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada, ayna ka saareen kooxda ahlu sunna Tacshiirad … Continue reading Maamulka Galmudug oo shaaciyey iney dib u qabsadeen degmada Guriceel